Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tedros: Cunsuriyad ayaa laga yabaa inay ka dambeyso in indhaha caalamku aysan qaban dhibaatada Tigreega


World Health Organization chief Tedros Adhanom Ghebreyesus
World Health Organization chief Tedros Adhanom Ghebreyesus

Agaasimaha guud ee hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa sheegay in dhibaatada bini’aadantinimo ee ka jirta gobolka Tigray ay ka daran tahay colaadda Ukraine, wuxuuna sheegay in midabkooda aawgii ay beesha caalamku dareenkeeda ugu jeedin la’yahay dhibaatadaasi.

Jacfar Kuukaay ayaa warbixinta ka diyaariyay.

Dr Tedros, agaasimaha hay'adda WHO.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:01 0:00

XS
SM
MD
LG