Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Guusha Ruto iyo xiriirka Soomaaliya iyo Kenya


William Ruto
William Ruto

Guddiga doorashada dalka Kenya ayaa shalay shaaciyey in William Ruto uu ku guuleystay tartankii doorashada madaxweynaha, taasi oo maanta uu ka horyimid musharaxa laga adkaaday ee Raila Odinga.

Doorashada Kenya ayaa waxaa isha ku hayey Soomaalida, maadaama Kenya ay ciidamo ka joogaan Soomaaliya, islamarkaana xiriirka labada dal uu in badan mugdi ku jiray.

Hadaba sida qaar ka mid ah aqoonyahanka Muqdisho ay u arkaan doorashada Kenya waxaa warbixintan ku eegaya Xassan Kaafi Qoyste.

Guusha Ruto iyo xiriirka Soomaaliya iyo Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:23 0:00

XS
SM
MD
LG