Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali badan oo ku barakacy dagaal dhexmaray Soomaalida iyo Cafarta


Ethiopia Map
Ethiopia Map

Dagaallo dhawaan ka dhacay xadka gobolada Soomamalida iyo Cafarta ee dalka Ethiopia ayaa keenay in dad Soomaali ahi ay ku baro kacaan.

Haddaba sida xaaladda dadkii barakacay ay hadda tahay ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu khadka telefonka ee degmada Casuli oo ka tirsan gobolka Siti ee Ismaamulka Soomaalida u kula xiriiray Maxamed Cali oo dhawaan deegaankaas soo gaaray.

Soomaali badan oo ku barakacy dagaal dhexmaray Soomaalida iyo Cafarta
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:07 0:00

XS
SM
MD
LG