Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu danbeeyey ee natiijada doorashada Kenya


KENYA-ELECTION/
KENYA-ELECTION/

Waxaa dalka Kenya weli ka socota tirinta codadka doorashada Madaxweynaha ee dalkaasi looga dareeray Talaadadii la soo dhaafay.

Waxaa jagada madaxweynaha si weyn isugu haya Madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto iyo Ra'iisul Wasaarihii hore, Raila Odinga.

Warbixin ku saabsan wararkii ugu danbeeyay ee doorashada waxaa Nairobi ka soo dirtay Intisaar Saalax Xuseen.

Wararkii ugu danbeeyey ee doorashada madaxtinimo ee Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:39 0:00

Dhinaca Gobolka Somalidu degto ee Waqooyiga Bari Kenya, waxaa soo idlaatay ku dhawaaqista kuraasta maamulka Gaarisa County.

Wariyha VOA, Maxamed Faarax Shire, ayaa warbixintan ka soo diray Gaarisa.

Natiijada doorashada ee gobolka waqooyi-bari ee Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:32 0:00

XS
SM
MD
LG