War Deg-Deg ah

Ammaanka Kenya oo aad loo adkeeyey kahor doorashada

Ammaanka waddanka Kenya, gaar ahaan goobaha codbixinta ayaa aad loo adkeeyay xilli ay saacado uun ka harsantahay in dadweynaha dalkaas ay u dareeraan goobaha codbixinta si ay ugu codeeyaan masuulka dalkaasi hoggaamin doona 5-ta sana ee soo socota.

Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan inoo soo diray.

Ammaanka Kenya oo aad loo adkeeyey kahor doorashada

No media source currently available

XS
SM
MD
LG