Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu yahay ujeedka safarka Blinken ee qaaradda Afrika?


US Secretary of State Antony Blinken arrives at Lanseria International Airport in Johannesburg, South Africa, Aug. 7, 2022.
US Secretary of State Antony Blinken arrives at Lanseria International Airport in Johannesburg, South Africa, Aug. 7, 2022.

Xogahayaha Arimaha Dibedda ee Maraykanka Antony Binken ayaa maanta ka dagay dalka Koonfur Afrika, lugta ugu horraysa ee safar uu ku marayo saddex waddan oo ka mid ah kuwa Afrika.

Waddamada kale ee uu booqanayo ayaa kala ah Rwanda iyo waddanka Jmahuuriyadda Dimqoraadiga Koongo. Blinken ayaa inta uu safarka ku marayo Afrika laga filayaa inuu rasmi ahaan u faahfahaiyo siyaasadda xukuumadda madaxweynaha Joe Biden ee qaaradda Afrika.

Arrimahan ayaa Falastiin Axmed Iimaan ay ka waraysatay Showqi Axmed Xayir oo ah cilmi-bare iyo bare ka tirsan jaamacadda Simad ee magaalada Mogadishu.

Blinken In Africa .mp3
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:40 0:00

XS
SM
MD
LG