Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hay'adda Amnesty oo dhaleeceyn kala kulantay warbixin ay ka soo saartay xaaladda Ukraine

Dublamaaasiyiinta Reer Galbeedka ee ku sugan Ukraine oo ay ku jiraan danjirayaasha Britain iyo Mareykanka ayaa Ururka Amnesty International ku cambaareeyey warbixin uu daabacay oo ku eedeysay ciidamada Ukraine in ay khatar galiyaan dadka rayidka ah.

Madaxweynaha Ukraine ayaa isaguna warbixintan si weyn uga soo hor jeestay.

Warbixin ku saabsan ammuurtaasi waxaa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA ee Qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Reer Galbeedka oo Canbaareeyey warbixin ay soo saartay Amnesty
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:48 0:00

XS
SM
MD
LG