Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida ISLII oo isku diyaarinaya doorashada Kenya


Dadweynaha Kenya ayaa isku-diyaarinaya doorashada guud ee dalkaasi ka dhici doonta toddobaadka danbe ee madaxweynaha oo ay ku loolamayaan William Ruto iyo Raila Odinga.

Soomaalida ku nool magaalada Nairobi ayaa ka mid ah dadka doorashada ka qeybgali doona, iyagoo sheegay inay u kala coddeyn doonaan musharrixiinta madaxweynaha.

Ganacsatada Xaafadda Islii ayaa sheegay in hay’addaha amniga ay ka wada hadleen sidii ammaanka suuqa loo adkeyn lahaa xilliga lagu jira doorashada.

Weriyaheena Nairobi Yaasiin Ciise Wardheere ayaa wareystay Cumar Axmed, oo ah isku-duwaha golaha ganacsatada Islii, kana wareystay diyaargarowga Soomaalida.

Soomaalida ISLII oo isku diyaarinaya doorashada Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:38 0:00

XS
SM
MD
LG