Hay’adda WFP ayaa si buuxda usoo celisay cunto qeybinti ay ka sameyn jirtay Xeryaha Qaxootiga Dhadhab.
WFP ayaa dhowr sano ka hor dhintay 50 boqolkiiba garaamka cuntada ay sii jirtay qoysaska, hase yeeshee haatan dib u dib u kabtay inti ay jartay. Arrintan ayaa kusoo aadday xilli abaar ba’an ay ka jirto Gobolka Geeska Africa.
Warbixintan waxaa Dhadhab kasoo diray, Axmednur Yogol.