War Deg-Deg ah

UNCR ku baaqday in la ilaaliyo qaxootiga iyo muhaajiriinta Afrikanka ah

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa Jimcihii ku baaqday in wax badan laga qabto sidii loo ilaalin lahaa qaxootiga Afrikaanka ah iyo dadka tahriibayaasha ah ee kasoo tahriibaya Sahel iyo Geeska Afrika ee u socda Waqooyiga Afrika iyo Yurub.

Warbixintan waxaa diyaarisay Lisa Schlein waxaana inoo soo jeedineysa Caasha Ibrahim Aden.

UNCR oo ku baaqday in la ilaaliyo qaxootiga Afrikanka ah.mp3

No media source currently available

XS
SM
MD
LG