Ku soo dhowaada barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha oo todobaadkan ku saabsan, dowrka uu Hoggaanka Diinta iyo Anshaxa ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ka qaadanyo, la dagaallanka Maandooriyaha ee magaalada Muqdisho. Waxaa marti ku ah Gaashaanle Sare, Mire Ahmed Matan. Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Nuur Xassan Nuur (Bukhaari).
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available