War Deg-Deg ah

Barnaamijka Martida: Loollanka jagada ra'iisal wasaaraha Britain

Xubnaha ugu cadcad tartanka jagada ra'iisal wasaaraha Britian
Xubnaha ugu cadcad tartanka jagada ra'iisal wasaaraha Britian

LONDON - Dalka Britian waxaa si weyn uga socda loollanka loogu jiro kursiga ra'iisal wasaaraha ka dib markii uu iscasilay ra'iisal wasaarihii Britain Boris Johnson. Musharaxiinta ugu cadcad waxaa ku jira xubno aan ku dhalan dalka Britian hase ahaatee taageero xooggan ka helaya xisbiga gudihiisa.

Haddaba weriyaha VOA ee qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa barnaamijka martida ku eegaya, haddii jagada ra'iisal wasaaraha loo doorto qof ka soo jeeda dadyawga laga tiro badan yahay, saamaynta ay ku yeelan karto soo galootiga.

Martida Mikrofoonka iyo tartanka Britian

No media source currently available

Eng. Ahmed Warsame Abtidoon
Eng. Ahmed Warsame Abtidoon
XS
SM
MD
LG