LONDON - Madaxweynaha dalka Talyaaniga Sergio Mattarella ayaa diiday iscasilaad uu usoo gudbiyay ra'iisal wasaare Mario Draghi kadib markii isbahaysigii ugu weynaa ee bahwadaagta la ahaa xisbigiisa uu ka baxay dowladdii wadaagga ahayd, arrintaas oo dhalisay in ra'iisal wasaaruhu uu iscasilo.
Haddaba weriyaha VOA ee Qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa warbixintan ka soo diray London.