Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Yaa ku horreeya saadaasha dadweynaha ee doorashada madaxtinimo?


Dalka Kenya waxaa meel kulul maraya tartanka doorashada madaxtinnimada ee bisha dambe dhici doonta, iyadoo ay soo baxday saadaal cusub oo laga bixiyey heerka ay kala joogaan axsaabta tartamaysa. Warbixintan waxaa Nairobi inooga soo diray Yaasiin Ciise Wardheere.

Warbixin ku saabsan doorashada Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:20 0:00

XS
SM
MD
LG