Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Imaam Cumar Cabdiraxmaan oo lagu weeraray Masjid ku yaalla Minneapolis


Imaam Cumar
Imaam Cumar

Mid ka mid ah imaamyada Masaajidda magaalada Minneapolis, oo lagu macgaabo Sheekh Cumar Cabdiraxmaan Maxamed ayaa ka soo kabanaya oo ka soo bogsanaya dhaawac ka soo gaadhay markii nin uu ku tooreeyay gudaha masaajidka Khaalid Bini Walid.

Haddaba, Maxamuud Mascadde ayaa imam Sheekh Cumar ka wareystay sida shilkani u dhacay.

Wareysi: Imaam Cumar Cabdiramaan oo lagu weeraray Masjid ku yaalla Minneapolis
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:11 0:00

XS
SM
MD
LG