Qaahira —
Mas’uuliyiinta dalka Masar ayaa dhgigooda Israel u gudbiyay dalabka baaritaano ay doonayaan in lagu ogaado sababtii loo layaway akartii reer Masar ee lagu xasuuqay dagaalkii labada dal dhex maray sanadkii 1967.
Faahfaahinta warkan waxaa magaalada Qaahira kasoo diray wariyaha VOA Xuseen Saxnuuni.