Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dibadbaxayaal weli dhex degan qasriga madaxtooyada Sri Lanka


Dibadbaxyaal careysan ayaa weli dhex degan qasriga madaxtooyada dalka Sri Lanka, iyagoo sheegay inaysan bixi doonin ilaa ay is-casilaan madaxda dalkaasi.

Dhinaca kale boqolaal qof oo kasoo horjeeda falkaas ayaa dibadbax ballaaran ka dhigay magaalada Melbourne ee dalka Australia.

Wariyaha VOA ee qaarada Australia iyo koonfurta Asia Ibrahim Cumar Baafo ayaa warbixinta Melbourne kasoo diray.

Dibadbaxayaal weli dhex degan qasriga madaxtooyada Sri Lanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:00 0:00

XS
SM
MD
LG