Hardanka jagada raysal wasaaraha dalka Britain ayaa wali socda kadib markii raysal wasaaaha xilka hayaa Boris Johnson uu ku dhawaaqay inuu jagada banneyn doono bisha October ee sanadkan, waxaana isa soo taraya xubnaha u hanqal taagaya inay dalkaasi hogaankiisa qabtaan.
Warbixin amuurtaasi ku saabsan waxaa magaalada London nooga soo diray wariyaha VOA ee qaarada Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaciil.