War Deg-Deg ah

Doorashada Kenya: Siyaasiyiinta Soomaalida oo walaacsan

Ayadoo wax ka yar mudda bil ah ay ka dhimantahay xilliga dalka Kenya ay ka dhacayso doorashada guud ee dalkaasi, ayaa waxaa soo baxaya walaac ay siyaasiinta Soomaalida ee Kenya ka qabaan in Soomaalida qaarkeed ay codeyn waayaan.

Siyaasiyiinta ayaa sheegaya in dhibaatooyinka dhanka amni-darrada ah ee ka jirta qaar kamid ah deegaanada xuduudaha ku yaala ee Gobbolka Waqooyi Bari aysan awoodi doonin inay ka qayb qaataan codeynta doorashada sababa la xiriira amnigooda oo ay u cabsanayaan.

Billoow Keeroow oo kamid ah Siyaasiinta Soomaalida Kenya horayna u soo noqday Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Kenya ayaa waxaa uu arrintaasi uu uga warramay Wariyaha VOA-da ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed.

Doorashada Kenya: Siyaasiyiinta Soomaalida oo walaacsan

No media source currently available

XS
SM
MD
LG