War Deg-Deg ah

Ruushka oo loogu baaqay in uu is hortaago in la dilo laba nin oo British ah

Aiden Aslin, bidix, Shaun Pinner, midig iyo Saaudun Brahim oo dhexda ku jira una dhashay Morocco
Aiden Aslin, bidix, Shaun Pinner, midig iyo Saaudun Brahim oo dhexda ku jira una dhashay Morocco

Maxkmadda Xuquuqda Aadanaha ee Yurub ayaa ugu baaqday Ruushka in uu is hortaago in dil lagu fuliyo laba dagaal-yahan oo u dhashay Britain kuwaasi oo lagu qabtey dagaalka Ukraine.

Warbixin Ammuurtaasi ku saabsan waxaa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA ee Qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

\

Ruushka oo loogu baaqay in uu ka hortago in la dilo muwaadiniin u dhashay Britain

No media source currently available

XS
SM
MD
LG