Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan lacagta dalka Jabuuti oo 73 jirsatay


Dhismaha Bangiga dhexe ee Jabuuti
Dhismaha Bangiga dhexe ee Jabuuti

Lacagta Faranka Jabuuti oo la dhaqaajiyey 1949-kii ayaa hadda 73 jirsatay, iyado 28 sanadood ka horeesey wakhtigi Djibouti ay qaadatey gobanimada iyo calanka oo ku beegan 1977-kii.

Lacagta Faranka Jabuuti waxa maamula Bangiga Dhexe ee dowladda Djibouti laakiin si la mid ah lacago badan oo dunida ka jira waa mid ku xiran lacagta qalaad ee doolarka Maraykanka.

Wariyaha VOAda Ramadan Muuse ayaa warbixin arrintan ku saabsan nooga soo diray Djibouti.

Warbixin ku saabsan lacagta Jabuuti oo 73 jirsatay.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:17 0:00

XS
SM
MD
LG