Nairobi —
Safiirka Soomaaliya u fadhiya magaalada Nairobi ee dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo ka hadlay sida ay muhiim ugu tahay in lasoo celiyo xiriirkii wadashaqeynta iyo isu socodka ganacsiga ee wadamada Soomaaliya iyo Kenya ayaa madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheikh Maxamuud ugu baaqay inuu muhiimad gar ah uu siiyo sidi loo xoojin lahaa xiriirka labada dowladood ee Soomaaliya iyo Kenya maadaama ay jiraan malaayiin Soomaaliyeed oo ku nool Kenya.
Wariyaha VOA-da Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbxintan Nairobi kasoo diray.