Muqdisho —
Iyadoo la filayo in dhawaan Baarlamaanka Federaalka SOomaaliya uu ansixiyo Ra'isul Wasaaraha magacaban ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa sidoo kale filayaa in Ra'isul Wasaaruhu soo dhiso golaha wasiiradiisa.
Haddaba barnaamijkii Faaqidaadda Todobaadkan ayaan maanta ku eegeynaa: Nooca xukumadeed ee ay Soomaaliya u baahantahay xilligan.
Waxaa Muqdisho inoogu soo diyaariyay Cabdicasiis Barrow.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available