Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tartan Quraanka ah oo ay 20 dal ka qayb galeen oo lagu soo geba-gebeeyey Maraykanka


Turkey Mosque
Turkey Mosque

WASHINGTON DC - Waxaa xalay lasoo gebagebeeyay wareeggii u dambeeyay ee tartankii Quranka Kariimka caalamiga ah ee ka socday magaalada Lanham ee gobolka Maryland ee ku yaalla duleedka caasimadda Washington DC.

Tartanka oo ay ka qeybgalayaan 25 dhalinaro ah oo ka kala yimid 20 dal oo caalamka ah ayaa Khamiistii ka furmay masaajidka Turkiga ee Diyanet Center ee martigaliyay.

Haddaba Wariyaha VOA-da, Cabdulqadir Maxamed Samakaab oo tagay halka tartanka lagu qabtay ayaa waraysi la yeeshay Sheekh Cabdinasir Maxamed Farax oo madax ka ah xarunta Tibyaan ee tartanka soo qaban qaabisay, wuxuuna ugu horrayn weydiiyey inuu ka warramo sida uu tartanku ku soo geba-geboobay

Tartanka Quraanka Maraykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:07 0:00

XS
SM
MD
LG