Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hoggaamiyayaasha Muslimiinta Maraykanka oo kulan la qaatay Congresska


Sheikh Hassan Dhooye
Sheikh Hassan Dhooye

WASHINGTON DC - Hoggaamiyayaasha Muslimiinta ee dhowr gobol oo dalka Mareykanka ah ayaa waxaa maalmahan uga socday magaalada Washington, D.C. kulamo ay la qaadanayeen qaar ka mid ah xubnaha Congress-ka ee dalka Maraykanka.

Waxyaabaha ugu badan ee laga hadlayey ayaa waxaa ka mid ahaa, arrimaha la xidhiidha islaam nacaybka, la dagaalanka argagixisada iyo inaan muslimiinta loo waxyeellaynin diintooda awgeed.

Haddaba weriyaha VOA Sahra Cabdi Axmed ayaa waraysatay Sheekh Xassan Dhooye oo ah madaxa barnaamijka Jimciyadda AYAANA, oo u dhaqdhaqaaqda xuquuqda muslimiinta Maraykanka.

Hoggaamiyayaasha Muslimiinta Maraykanka oo kulan la qaatay Congresska
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:21 0:00

XS
SM
MD
LG