Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan wadahadaallada nabadeed ee dhinacyada Itoobiya


Ra’isul Wasaaraha Dowladda Ethiopia Abiy Ahmed ayaa ku dhawaaqay guddi wadahadal nabadeed la bilaaba xooggaga jabahadda Tigray oo 18 bilood dagaal kula jira dowladda.

Henry Wilkins ayaa warbixintan ka soo diray Addis Ababa. Xuseen Barre Aaden ayaa inoo soo jeedinaya.

Warbixinb ku saabsan wadahadallada dowladda iyo mucaaradka Itoobiya
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:13 0:00

XS
SM
MD
LG