Isku xirrada

War Deg-Deg ah

100 qof oo lagu dilay gobolka Darfur ee dalka Suudaan


SUDAN DARFUR

Dagaallo ka dhacay gobolka Darfur ee dalka Suudaan oo u dhexeeyay kooxo Carab ah iyo kuwo aan Carab ahayn ayaa waxaa ku dhintay in ka badan 100 qof, taas oo sii kordhinysa tirada dhimashada ee boqolaal qof oo gobolkaas ka dhacay bilihii lasoo dhaafay.

Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee AFP ayaa waxaa inoo soo jeedinyesa Caasha Ibrahim Aden.

Warbixinta Dagaalka Darfur
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:46 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG