Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Midawga Yurub oo diiddan in Britian ay dib u eegto heshiiska Woqooyiga Ireland


Dekedda Belfast ee Ireland
Dekedda Belfast ee Ireland

LONDON - Dawladda Britain ayaa daabacday qorshe ay ku joojineyso qaybo ka mid ah heshiiskii Woqooyiga Ireland ee ay dawladda Britain iyo Midowga Yurub la galeen sannadkii 2020-kii. Dawladda Britian waxay dooneysaa in ay wax ka bedesho hab-maamuska Woqooyiga Ireland si loo fududeeyo Badeecadaha Britain uga dhoofa Gobolkaasi. Midowga Yurub ayaa diiddan qorshahan iyaga oo sheegay in wax ka beddelka heshiiskaasi uu ka hor imanayo qaanuunka caalamiga ah.

Warbixin amuurtaas ku saabsan waxaa Lodon ka soo diray weriyaha VOA ee Qaaradda Yurub, Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Dib u eegista heshiiskii Woqooyiga Ireland
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:42 0:00
XS
SM
MD
LG