Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Boris Johnson oo ka badbaaday codka kalsoonida


Dable
Dable

Ra’iisul-wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa xalay ka badbaaday cod kalsooni kala noqosho ah oo ay u qaadeen xubnaha xisbigiisa muxaafidka, hase yeeshee inkastaa uu sii joogi doono xafiiska, waxay codbixinti Isniintii mujisay in shacbiyaddi uu ku lahaa xisbiga ay wiiqantay. Boqolkiiba 40 ka mid ah mudanayaasha xisbiga Conservative-ka ayaa maya ugu codeeyay, halka 211 xildhibaan ay taageereen. Wariyaha VOA-da ee Qaaradda Yurub, Cabdixafid Cawil Ismacil ayaa arrimahan ka wareystay, Maxamed Xasan Dable oo ah falanqeeye ku nool magaalada Leicester ee dalka Britain.

Boris Johnson
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:22 0:00

XS
SM
MD
LG