Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dagaalka gobolka Tigray uu sababay in hal malyuun oo caruur ah ay iskuulada tagi waayaan.
Gobolada deriska la ah iskuuladu wey furamayaan iyadoo dagaalyahanadii iyo barakacayaashii ku jiray dhismayaasha iskuulada ay baneeyeen, sidaas oo ay tahay qaar ka mid ah iskuulada ayaa la kulmaya caqabado.
Henry Wilkins ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Gashena. Ibraahim Xassan Dandureey ayaa soo jeedinaya.