Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhadhaab: 35,000 oo qaxooti ah oo la siiyey kaararka raashinka


FILE - A general view shows the tented settlement near the Ifo 2 refugee camp in Dadaab, near the Kenya-Somalia border, Aug. 29, 2011.
FILE - A general view shows the tented settlement near the Ifo 2 refugee camp in Dadaab, near the Kenya-Somalia border, Aug. 29, 2011.

In ka badan 35 kun oo ka mid ah qaxootiga cusub ee ku nool xeryaha Dhadhaab ayaa la gudoon siiyay waraaqo ay raashinka gargaarka ay ku qaadan doonaan kadib markii ay qaabilaad ka heleen xafiiska xarunta qaxootiga Qaramada Midoobay ee UNHCR.

Qaxootigaan oo qaarkood muddo shan sano ah aan helin raashinka ayaa markii ugu horreysay maanta safaf u galay qaadashada qaxootiga la siiyo.

Wariye Cabdisalaan Salas oo VOA uga soo waramo Dhadhaab ayaa warbixintaan halkaasi ka soo diray.

Dhadhaab: 35,000 oo qaxooti ah oo la siiyey kaararka raashinka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:07 0:00

XS
SM
MD
LG