Isku xirrada

War Deg-Deg ah

 Soomaalidii ugu badnayd oo ka mid noqotay goleyaasha deegaanka ee UK


Soomaali gaaraysa 26 ayaa kamid noqday baarlamanka goleyaasha deegaanka ee dalka Britain iyadoo badankooda ay kasoo baxeen London, waxaana intooda badan ay ka sharxnaayeen xisbiga mucaaradka ee Shaqaalaha ee Labour Party.

Xisbiga talada haya ee muxaafidka ee Conservatives ayaa lumiyey 500 oo kursi, halka xisbiga mucaaradka uu helay 163 kursi oo dheeri ah.

Haddaba Wariyaha VOA-da, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa wareystay Xarbi Faarax oo markii sadexaad ku guulaystay Xildhibaan Gollaha deegaanka ee degmada Brent ee Galbeedka London ugu horreyna dareenkiisa ayuu ka hadlayaa

Wareysi: Soomaalidii ugu badneyd oo kusoo baxday doorashada UK
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:07 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG