Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Denmark oo gacan ka geysaneysa abaaraha ka jira deegaanka Soomaalida


Wafdi uu horkacayay wasiirka horumarinta iyo iskaashiga wadanka Denmark Flemming Moller ayaa gaadhay magaalada Godey ee Dawlad-deegaanka Soomaalida, waxayna halkaa kulan kula qaateen mas'uuliyiinta dawlada.

Ujeeddada booqashadan ayaa ahayd sidii ay ugu kuur-gali lahaayeen saameynta ka dhalatay abaarta deegaanka islamarkaana ay balan qaadeen in ay kaalin tooda ka qaadanayaan sidii bulshada loogu sameyn lahaa mashaariicaha dhanka horumarka waara.

Warkan waxaa soo diray wariye Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa.

Wafdi ka socda Denmark uu u kuurgalaya abaaraha ka jira deegaanka Soomaalida
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:04 0:00

XS
SM
MD
LG