London —
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa dhawaan booqasho ku tagay boqortooyada Sacuudi Carabiya, halkaas oo uu kula kulmay boqor Salmaan Bin Cabdicaziiz iyo wiilkisa, dhaxal-sugaha boqortooyada Maxamed Bin Salmaan, waxaana booqashadaasi aheyd mid si weyn looga faallooday.
Haddaba maxay tahay muhiimadda dib usoo celinta xiriirka labada dal? Barnaamijka Amuraaha Islaamka ee toddoobadkan ayaan ke eegi doonnaa, waxaana soo diyaariyay soona jeedinaya wariyaha VOA-da ee magaalada London Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Facebook Forum