Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Xildhibaan Faysal Xasan oo ka hadlay sicir-barar daran ee ka jira Canada


FAISAL HASSAN
FAISAL HASSAN

Xildhibaan Faysal Xasan oo ka tirsan Baarlamanka gobolka Ontario ee dalka Canada, ayaa baarlamanka gobolkaasi kala hadlay sidii wax looga qaban lahaa maciishadda oo noqotay mid qaali ah iyo kororka qiimaha ceymiska gawaarida.

Sidoo kale xildhibaan Faysal wuxuu baarlamanka gobolka Ontario iyo dowladda Canada u jeediyay sidii taageero bani'aadannimo loogu fidin lahaa dadkii ku hanti beelay suuqa Waaheen ee dhawaan ku gubtay magaalada Hargeysa.

Haddaba wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa hadal-jeedinta kadib xildhibaan Faysal ka wareystay arrimahan, ugu horreyna waxa uu waydiiyay arrinta ku saabsan suuqa Waaheen ee Hargeysa.

Wareysi: Faysal Xasan oo ka hadlay sicir-bararka daran ee Canada
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:33 0:00

XS
SM
MD
LG