Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caruur gaajo ugu geeriyootay xerada Dhagaxley


Sadddex caruur ah oo ka mid ah qoysaskii kasoo barakacay gobollada Jubbooyinka ayaa gaajo iyo macluul ugu geeriyooday xerada Dhagaxley ee Kaamka Dhadhaab ee dalka Kenya.

Dhimashadan ayaa imaneysa iyadoo caruur badan ay wajahayaan xaalad cunto la'aan ah maadaama qaxootiga cusub aysan helin gargaarka samafalka ah,

Cabdisalaan Salas oo VOA uga soo warrama xeryahaasi ayaa warbixintaan Dhadhaab kasoo diray.

Caruur gaajo ugu geeriyootay xerada Dhagaxley
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:38 0:00

XS
SM
MD
LG