Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ukraine oo ka digtay isku day cusub oo Ruushka ay wadaan


Ukraine ayaa sheegtay Talaadadii in ciidamada Ruushka ay isku dayayaan inay xaqiijiyaan gacan ku haynta magaalada koonfureed ee Mariupol ee la go'doomiyey xilli ay isku diyaarinayaan hawlgalo ay isku ballaarinayaan gobolka bariga ee Donestk.

Jamaal Axmed Cusmaan ayaa soo koobaya warbixin ay VOA ka qortay arrintaasi.

Ukraine oo sheegtay in Ruushka ay isku dayayaan qabsashada Mariupol
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:39 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG