War Deg-Deg ah

Martida Makrafoonka: Gud. Hormuud Foundation

LONDON — Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Cabdullaahi Nuur Cismaan oo ah Guddoomiyaha Hormuud Foundation. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka

No media source currently available

XS
SM
MD
LG