Isku xirrada

War Deg-Deg ah

DRC oo ku biirtay Ururka Iskaashiga dhaqaalaha ee Dalalka Bariga Africa

Madaxweynayaasha wadamada ku bahoobay Bulshada Wadamada Bariga Africa (EAC) ayaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qaybgal munaasibaddda saxiixa uu wadanka Jamhuuriyadda Dimuquraadiga ah ee Congo uu uga mid noqonayo xubinimada ururkaasi oo ay ku mideysan yihiin ilaa 7 wadan oo bariga Africa ku yaala.

Wariyaha VOA Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan ka soo diray Nairobi.

DRC oo biirtay Ururka Iskaashiga dhaqaalaha ee Dalalka Bariga Africa ee EAC.
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:32 0:00

XS
SM
MD
LG