Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Abaaro daran oo wali ka jira Somaliland


Magaalada Hargeisa iyo guud ahaan Somaliland weli waxay madaxda iyo dadkuba hadal hayaan musiibadii dabka aheyd ee dhawaan baabi’isay suuqa Waaheen.

Hase yeeshee, waxaa dhinaca kale, sii xoogeysanaya saameynta baaraha ku dhuftay Somaliland oo aad hadda moodo in arrinta waaheen lagu iloobay.

Wariyaha VOAda Khadar Maxamed Cakulle ayaa warbixin uu arrintan ku eegayo ka soo diray Hargeisa.

Dhageyso abaaraha Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:30 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG