London —
Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxaan toddobaadkan ku eegeynaa - iyada oo lagu jiro bisha barakeysan ee Ramaan - faa'iidooyinka uu Soonku u leeyahay caafimaadka bini'aadamka.
Waxaa soo diyaariyay, soona jeedinaya wariyaha VOA-da ee magaalada London Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.