Toronto —
Dhawaan dowladda Canada ayaa sheegtay inay taxrxiili doonto dhallinyaro Soomaali ah oo muddo joogay dalkaas, kuwaas oo lala xiriirinayo in baasaboorro Kenyan ah ay sanado kahor ku soo galeen xuduuddaha Canada.
Siyaasiyiinta qaar ee Canada oo kuwa Soomaalida ay ku jiraan ayaa kasoo horjeeda arrinkan, iyagoo ku tilmaamay mid caddaalad darro ah.
Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan Toronto kasoo diray.
Facebook Forum