Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Fursadda musharraxiinta Soomaalida ah ee doorashada Canada 


FAISAL HASSAN
FAISAL HASSAN

Gobolka Ontario ee dalka Canada waxaa ka socda olole loogu jiro doorashada gobolka oo dhici doonta bilowga bisha June ee sanadkan, waxaana dadka tartamaya kamid ah xildhibaan Faysal Xasan oo Soomaali ah, kaasoo laga soo doortay xaafadda York South-Weston ee magaalada Toronto.


Micheal Ford oo uu adeer u yahay madaxa gobolka Ontario, Doug Ford, haddana ka tirsan golaha deegaanka ee magaalada Toronto ayaa kamid ah murashixiinta la tartamaya Faysal Xasan.

Haddaba wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa arrimahan ka wareystay xildhibaan Faysal Xasan, ugu horreyna waxa uu waydiiyay halka uu u marayo ololaha uu ugu jiro doorashada.

Fursadda musharraxiinta Soomaalida ah ee doorashada Canada
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:49 0:00

XS
SM
MD
LG