Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Booliska Kenya oo gacanta ku dhigay kooxdii weerartay Raila Odinga


Musharaxa madaxweynaha Kenya Raila Odinga

Ciidamada booliska Kenya ayaa sheegay inay ku guulaysteen inay gacanta kusoo dhigaan ilaa 17 qof oo lala xiriirinayo inay qeyb ka ahaayeen weerar dhagax tuur ahaa oo lagu qaaday diyaariyada uu la socday musharaxa xisbiga Azamio, horayna u soo noqday Ra’iisal Wasaaraha Kenya Rail Odinga.

Xubno ka tirsan Xisbiga Azimio ee Raila ayaa sidoo kale falkaasi ku tilmaamnay shirqool loo maleegayay hoggaamiye Raila Odinga. Wariyaha VOA-da ee magaalada Nairobii Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan inoo soo diray.

Booliska Kenya oo gacanta ku dhigay kooxdii weerartay Raila Odinga
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:19 0:00

XS
SM
MD
LG