Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalidii ugu badneyd oo kusoo baxday doorashooyinka golaha deegaanka Netherlands


Tiradii ugu badnayd oo ah Somalida deggan dalkaas Holland ayaa kusoo baxay kuraasta goleyaasha deegaanka kadib doorashadii dhacdey asbuucan, iyada oo xisbiyada Green Party iyo Liberal ay noqdeen labada xisbi oo ay Somalida sida weyn ugu guuleysteen.

Wariyaha VOA-da Sahra Cabdi Axmed ayaa warbixintan ku eegeysa guulaha ay gaareen Soomaalidu.

Soomaalidii ugu badneyd oo mar kaliya loo doorto golaha deegaanka ee doorashooyinka dalka Holland
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:48 0:00

XS
SM
MD
LG