London —
Barnaamijka Amuuraha Islaamka ee toddobadkan waxaan ku soo qaadaneyna dhex-dhexaadinta dowladda Turkigu ay ka bilowday dalalka Ruushka iyo Ukiane, kuwaas oo toddobaakan wareeeg cusub oo wadahadallo lagu dhammeynayo dagaalka uu ugu furmay magaalada Istanbul.
Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxaana soo diyaariyay soonaa jeedinaya wariyaha VOA-da ee magaalada London Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.