Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Britan: Tirada dadka uu ku dhacay COVID-19 oo mar kale sare u kacday


Virus Outbreak Britain
Virus Outbreak Britain

Xafiiska Tiro-koobka Qaranka Britain ayaa xaqiijiyey in xanuunka Covid-19 toddobaad guddihii kor u kacay hal milyan. Baadhitaano la sameeyey ayaa lagu ogaadey in 16-kii qof mid ka mid ahi uu xanuunkaas qabo England iyadoo nuqulka cusub ee ka farcamay Omicron ee BA.2 uu si xowli ah u faafayo.

Warbixin ku saabsan ammuurtan waxa magaalada London inooga soo direy wariyaha VOA-da Qaarada Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Kiisaska sii kordhaya ee COVID-19
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:29 0:00

XS
SM
MD
LG