Dagaalka ka socda dalka Ukraine ayaa durba saameyn dhinaca dhaqaalaha ah ku yeeshay qaaradda Afrika, iyada oo sicir barar laga dareemayo waxyaabaha aas-aaska u ah nolosha bulshooyin badan oo Afrika ku dhaqan.
Haddaba, heerka saameynta ayaa Falastiin Axmed Iimaan ay ka wareysatay Cabdirashiid Maxamed Dahabshiil oo nagu soo booqday Istuudiyaha VOA-da ee magaalada Washington.
Facebook Forum