Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wiil arday ah oo dalka Sweden ku dilay laba macallin 


Labo dumar ah oo macallimiin ka ahaa dugsi ku yaalla magaalada Maalmo ee dalka Sweden ayaa booliiska magaaladaasi xaqiijiyeen in arday dugsiga dhigta uu dilay.

Warbixin faahfaahsan oo arrintaas ku saabsan waxaa magaalada London ka soo diray wariyaha VOA-da ee qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Wiil arday ah oo dalka Sweden ku dilay labo macallin.
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:45 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG