Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bashar al-Assad oo 11 sano kadib booqasho ku tagay dal Carbeed


Madaxweynaha Syria Bashar al-Assad ayaa booqasho lama filaan ah ku tagay dalka Imaaraadka Carabta, isagoo la kulmey masuuliyiinta dalkaas, waana booqashadii ugu horreysay ee uu dal carbeed ku tago muddo 11 sano ah.

Warbixin ku saabsan safarka Assad waxaa Qahira inooga soo diray wraiyaheenna Hussein Sahnuuni.

Assad oo safarkiisii ugu horreeyay ku tagay dal carbeed
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:12 0:00

XS
SM
MD
LG